Hadal guux badan iyo shaki abuuray oo ka soo yeeray Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa hadal lama filaan ah oo kasoo yeeray ku sheegay in Turkey ay u baahan tahay inay yeelato dastuur cusub, taasoo abuurtay guux badan oo ku saabsan inuu doonayo inuu xukunka sii dheereysto. Turkey ayaa la filayaa inay doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha qabato bisha June ee 2023, taasi oo macnaheedu … Continue reading Hadal guux badan iyo shaki abuuray oo ka soo yeeray Madaxweyne Erdogan